Magaca & sawirka askarigii Maraykanka looga dilay Kenya oo la shaaciyey (Sawirro)

Qoyska askari Maraykan ah oo ku dhintay weerarkii shalay ka dhacay saldhiga Manda Bay ee dalka Kenya ee ay qaadday kooxda Al-Shabaab ayaa xaqiijiyey geerida wiilkooda. Askariga la dilay oo lagu magacaabi jiray Henry Mayfield ayaa 23 jir ahaa. waxaa la sheegay inuu ciidanka ku biiray bishii June 2018-ka sida ay qoreen Warbaahinta Maraykanka oo … Continue reading Magaca & sawirka askarigii Maraykanka looga dilay Kenya oo la shaaciyey (Sawirro)